sawiro kale mardhow filo

    iib

  • Qiimaha: 13,000,000($109,000) Birr
  • Maqsino/Qolal: 7
  • Musqul/toilet: 3
  • Qabays/Shower: 3
  • Magaalada: Jigjiga
  • Xaafada: 15aad

Waa Guri iiba. Magaalada: Jigjiga. Xaafada: Garabcase/15aad. Qiimaha: 13,000,000 oo Birr ($109,000 Dollars Qiyaasta Sarifka). Qolalka Jiif: 5 Musqulo: 2 Jiko. 1. Service: 2 Cabirka: 500 kaare. Faahfaahin: Waa guri ku yaala Magaalada Jigjiga. Gaar ahaan Qabalaha Garabcase/15aad. waa 5 Qol Jiif iyo musqul gambis ah. iyo 2 Qol oo service/Sarfis ah. cabirka dhulku waa 500 oo kaare, qiimaha 13 milyan oo riixriixnleh. ama $109,000 Dollars. wixii intaa dheer kala soo xidhiidh Whatsapp/Mobile +642102907071.






Noqo/Go Back

Hadii adan halkan ku arag guriga aad rabto is diiwaan gali si laguugu helo guriga aad rabto

halakn hoose ee dablo taabo

Dalbo Guri

Digniin! Shabakada suuqa online masuul kama aha tayada shayga ama quality ga shayga aad iibsanayso. Fadlan hubso shayga aad iibsanayso. Wixii ka khaldama shayga aad iibsato waxaad u raacan kartaa oo kali ah iibiyaha shayga.

Talo! Fadlan marka aad wax iibsanayso digtoonow Inkastoy aaminaadu wax wanaagsan tahay hadana waxaa adag ruux aadan garanaynin ama aadan aqoonin wajigiisa inaad iska aaminto. Sidaa daraadeed Hubso ruuxa aad wax ka iib sanayso iyo waxa aad iib sanaysaba, Sidoo kale ka digtoonow inaad kula kulanto ruuxa aad wax ka iibsanayso meel khaldan ama xili khaldan sida habeen kii ama meel aan dad badan joogin ama goob mugdi/madow ah. hadii aad gabadh tahay iyo hadii kalaba fadlan kaxayso wehel haddii aadan hubin goobta aad wax ka iibsanayso.

share
views
clicks